Saraakiisha Milatariga oo loo diyaarinayo sidii ay AMISOM ugala wareegi lahaayeen Amniga dalka (Daawo Sawirada)

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay tababar la siinayo saraakiil katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana saraakiishan la barayaa sidii ay u diyaarin lahaayeen qorshaha ay ciidanka Milatariga Soomaaliya ugala wareegi lahaayeen amaanka dalka. Tababarkan la siinayo saraakiisha ciidanka Milatariga Soomaaliya waxaa furitaankiisa kasoo qeyb galay Wasiirka GaashAandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo uu Wehliyo … Continue reading Saraakiisha Milatariga oo loo diyaarinayo sidii ay AMISOM ugala wareegi lahaayeen Amniga dalka (Daawo Sawirada)